WELCOME TO AHMED GUREY's WEBSITE....ALL AND EVERY NEWS IN THE WEBSITE WILL APPEAR HERE...THNAKS FOR VISIT


 

Ku soo dhowaada Rugta Ururka Ahmed-Gurey oo ah ardaa bilic ahaan bila Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida. Waa rug lagu weeleeyey kayd ahaan xog badan oo ku taxmaysa dhaqanka, afka iyo suugaanta soomaalida oo si hufan loo soo bandhigay cillad la'aan.  Dib-u-habayntan Aftahan.Org waxa ay  soo kordhinaysaa waxyaalo cusub, waxaanay horumarinaysaa waxyaabihii hore. Waaxyaha cusub waxaa ka mid ah qaybta  faafinta, faallaynta iyo iibin geynta buugaagta, qayb ku saabsan akhriska buugaagta qoran (electronic books), qaybta heesaha qoran iyo taariikhda, waxana dib loo hagaajiyey, lana ballaadhiyey qaybaha maqaallada, suugaanta iyo diinta.

 
 

Main Links

Ogeysise

  Home

Indhahaagu sow ma ilmaynayaan

News
November 17, 2007, 2:56 am
Indhahaagu sow ma ilmaynayaan? Asalaama calaykum wr wb. Maansadan yar waxay soo baxday 2007-11-11. Waxa allifay Maxamed Xirsi Guuleed, waxaanay xus u tahay xasuuqa ka dhacay isla wiiggaas magaalada Xamar. Waxay kaloo xasuusin u tahay dadka aanay weli ka dhaadhicin cadaawadda gaamurtay ee x  Read More ..
Sport
Islamic
Suugan
Contact us

Maxaa Cusub

 

WADDANIGA DHULKOW - Hees

Mudanayaal iyo Marwooyin  page-ka waxaa ku socda hawl dhowaana hawada ayuu soo geli doonaa hadii EEBE idmo.

The WebMaster

November 5, 2007, 10:36 pm
HEES WADDANI AH:  20/03/2003. LONDON. Waa Hees WADDANI ah, kuna soo baxday qiso dhab ah, oo dhacday. Waxa ay ka hadlaysaa, xaalufka iyo nabaad-guurka Dhulkeennii Hooyo. Si gaar ah waxa ay uga hadlaysaa; xaalufka iyo ololaha ba'an ee Dhirta lagu hayo, iyo dhaqaale-darri 
Read More ....

 

 

SAAXIIBTINNIMO - Hees

  October 28, 2007, 12:06 am
SAAXIIBTINNIMO Waa Sidee Tolow.   10/10/2003. LONDON. Heestani waxa ay ka hadlaysaa ama ay sharraxaysaa arrin kolley aniga sida ay ila tahay aan hore looga hadlin ama looga maansoon. Arrintaasi waa mid aniga qiime weyn iigu fadhida, runtiina sida aan u arko, Heestani uma qalanto arrinta a  Read More ....
 
 
 
 
   
   
   
   
   
   
   
   
   
   
Copyright© Ahmed Gurey 2007