UUSUF DABA-GEED: “ Waa inoo
dagaal Kooxaha Kacdoonka wada ee ha diyaar-garoobeen”
Isniin,
December 10, 2007(HOL): Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed
Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in Maamulkiisu ka soo dhamaaday
dulqaadkii loo hayay Kooxaha kacdoonka wada, islamarkaana wixii
hadda ka danbeeya loo guntan doono sidii looga hortagi lah