|
|
|||
|
|||
![]() |
|
|
|
|
Khutbadaha |
Assalaamu Calaykum walaalayaalka Muslimka ahow, page-kan waxaad ka heli kartaan dhamaan wixii Islaami ah, ha ahaadaan Quraan, Xadiis, Taariikh iyo Sawirro. |
Main Links |
|
|
|
Home | ||
| News | |||
| Sport | |||
| Islamic | |||
![]() |
Suugan | ||
| Contact us | |||
|
Khudbadii Cabdi Daahir uu ka jeediyay Shirka Xoreynta iyo dib usoo nooleyta Soomaalliya. |
|||
|
Islamique Links |
|||
|
Shiikh Mustafa Xaaji |
SACIID BINU CAAMIR AL-JUMAXI SACIID OO AAN ISLAAMIN Wiilkii dhalinyarada ahaa ee la oran jiray Saciid Binu Caamir Al-Jumaxi
wuxuu ka mid ahaa kumanaankii kun ee yimid degmada Tanciim ee ku taallay
agagaarka magaalada Makka, si ay u ajiibaan yeeristii ay u yeereen madaxdii
Qureysh, iyo weliba si ay u daawadaan toogashadii ama dilkii saxaabiga la
yiraahdo Khubeyb Binu Caddiyyi (rc), oo ka mid ahaa asxaabtii Nebi Muxammad
(scw) ka dib markii gaaladii qureysh ay ku guuleysteen inay soo qabtaan/qafaashaan
Khubeyb. Saciid ayaa wuxuu eegay salaaddii Khubeyb, isagoo u jeestay kacbada si uu
u tukado labo rakcadood. Saciid oo aad u jeclaystay salaadihii Khubeyb ayaa
wuxuu yiri: "alla yaa ka qurux badnaa, alla yaa ka dhammeystir badnaa
labadaasi rakcadood" Khubeyb Binu Caddiyyi kolkuu salaaddii dhammeeyay ayaa
wuxuu gaaladii ku yiri: "wallaahi haddaanan ka cabsanaynin inaad u qaadataan
inaan salaadda u dheereeyay cabsida aan ka cabsanayo geeri awgeed, waxaan
dheereen lahaa salaadda". |
||
| Qiimaha Dunida | |||
| Saaca-wa-Saaca | |||
| Barbaarinta Caruurta | |||
| Ilbaxnimada Islaamka | |||
| Daahirinta Nafta | |||
| Xalaal iyo Xaraam | |||
| Jiilka Saxaabada | |||
| Sabar | |||
| Copyright© Ahmed Gurey 2007 | |||